Terms & Conditions

   Xeer-Hoosaadka Goohan technology.

Markaad soo gasho degelkan waxaan u qaadanaynaa inaad aqbashay shuruudahan. Ha sii wadin isticmaalka Goolhan haddii aadan ogolayn inaad qaadato dhammaan sharuudaha boggan.

Eray bixinta soo socotaa waxay khusaysaa Shuruudaha , Bayaanka Qarsoonnimada iyo Ogeysiiska Afeefta iyo dhammaan heshiisyada ayaa ku tilmaamaya adiga, 

qofku wuxuu galaa mareegahan oo u hoggaansama shuruudaha ,waxaan isticmaalnaa cookies. 

Waa inaad ogolaato isticmaalka cookies si waafaqsan Siyaasadda Goolhan Technology's Privacy.

Muhiimiyadda ay kuu leedahay cookeis ayaa ah in aad shabakadeena awood kuu siiso shaqeynta meelaha qaarkood  kuuguna  fududaato  booqashada mareegta.

Shatiga- Goolhan technology; shati bixiyaasheeda ayaa leh xuquuqda lahaanshaha maskaxeed ee dhammaan qoraallada iyo muuqaalada Goolhan,sidaa darteed ha isku dayin inaad isticmaasho ogolaansh la'aan.

 Dhammaan xuquuqaha lahaanshaha maskaxeed waa la dhawray. Goolhan waxay  xaq u leedahay inay la socoto dhammaan faallooyinka oo ay meesha ka saarto faallooyinka loo qaadan karo mid aan habboonayn, meel ka dhac ah ama sababa jebinta Shuruudahan.

Faallooyinku waa inaysan ku  jirin wax sumcad dil ah, aflagaado ah,, anshax-darro ah ama wax kale oo sharci darro ah .


                                                            Mahadsanid.


0 Comments

Curin astaan wanaagsan, falanqayn iyo isbeddelka Goolahan waa mid kuu furan welcom.

Goolhan wuxuu soo dhaweynayaa cid kaste oo kusoo biirineysa figrad iyo talo , waxaana nagala xariiri kartaa form-ka hoose mahadsanid

Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal soo dhawoow maxaa kaa caaiwinaa? ...
Laxariir mulkiilaha