Ha u riyoon oo haku fakarin inaad noqoto sida Bill Gates xige ama Steve Jobs . Maxaa yeeley Windows iyo iPhones ma aha sidii ay mar ahaan jireen. Laakiin waxaad ku fakartaa inaad hormariso jiilka soo socda ee aaladaha technologyiyada ama barnaamijyada softiweerka kuwaas oo noloshaada ka horumarin doona malaayiin qof.

1 Comments