Dhaqaale burburkii shirkadaha WorldCom , Healthsouth iyo Enron , maxaa sababay ?
WorldCom waxay ahayd shirkad isgaarsiineed oo ku taal dalka maraykanka .Waxayna kacday 2002dii ka dib markii ay sameysey musuqmaasuq ballaaran oo …
Kusoo dhawoow bogeyga rasmiga ah aan kusoo bandhigo qoraaladda iyo waxa ka cusub teknologiyada .
Madashaan- waa degel si joogto ah loogu daabaco casharo kala duwan oo laxariira cilmiga science-ka ,gaar ahaan IT-ga iyo Xisaabta.
Waa xaqiiqo jirta oo la ogaaday in akhristuhu ku mashquuli doono nuxurka la akhriyi karo ee bogga markuu eegayo qaab-dhismeedkiisa. Ujeedada isticmaalka website-keena ee goolhan; waa in lahelo aqoon-yahanno ku xeel-dheer aqoonta cilmiga science-ka, kana qayb qaata hormarka wabarshada dalkeena.
Aqristayaasha maanta waa hogaamiyaasha bari.Hadduu Alle idmo Insha Allaah.
WorldCom waxay ahayd shirkad isgaarsiineed oo ku taal dalka maraykanka .Waxayna kacday 2002dii ka dib markii ay sameysey musuqmaasuq ballaaran oo …
JavaScript waa luuqadda ugu caansan dunida ee lagu dhiso webseedyda, waana ruuxda ka shaqeysiisa(Livescrip) HTML iyo CSS. HTML(Hyper text makup l…
Python - waa mid kamid ah luqadaha caanka ah oo lagu sameeyo barnaamijyada software-ka ah. Waxaa Luuqaddaan sameeyey ninka lagu magacaabo …
1) Wa aa inaad xallin kartaa dhibaatooyinka Guud ahaan, inaad leedahay awood adag oo aad ku xalliso mashaakilaadka si fiican ayay kuugu adeegi doo…
Ha u riyoon oo haku fakarin inaad noqoto sida Bill Gates xige ama Steve Jobs . Maxaa yeeley Windows iyo iPhones ma aha sidii ay mar ahaan jireen. La…
markaan ka hadleyno Information technology(IT) waxaan ka hadleynaa waxa walboo ku shaqeeya hab technologyiyad ah, waxaana hoos yimaada computerka .…

Goolhan wuxuu soo dhaweynayaa cid kaste oo kusoo biirineysa figrad iyo talo , waxaana nagala xariiri kartaa form-ka hoose mahadsanid