Hordhac JavaScript


JavaScript waa luuqadda ugu caansan dunida ee lagu dhiso webseedyda, waana  ruuxda ka shaqeysiisa(Livescrip) HTML iyo CSS.

 HTML(Hyper text  makup language) waa jiridda iyo qaab dhismeedka webseedka ,una ah bar-bilow.Halka CSS(Cascading stylesheet) ay tahay qurxinta iyo hagaajinta muuqaalka webseedka.

Sidoo kale waa mid kamid ah luuqaddah lagu sameeyo baraamijyada(programming-ka),kuna salaysan hab qoraaleed, loguna dhiso  labada dhinac ee client side iyo server side oo ay leeyihiin webseedyadu.

Client-side waa browser-ka webseedka. Server side waa meesha xogta iyo macluumaadka koodka ay ku keydsanyihiin.Waxaa luuqaddaan lasoo shaac saarey sanadkii 1995.

Farqiga u dhexeeya Java iyo JavaScript

Java waxay ka tirsan tahay luqadaha barnaamijka OOPs(object oriented programming), halka Java Script-na ka tirsan tahay luuqad qoraalkeed OOS(object oriented scripted).

Java waxa lagu abuuri karaa koodad ku dhex shaqeeya mishiin ama browser-ka , halka JavaScript code-ka uu ku shaqaynayo browserka oo kaliya.

Koodhka Java waxa uu u baahan yahay in la diyaariyo(Algorithm design) ,balse JavaScript kood uma baahna .Application-nada loo isticmaalo JavaScript waxaa kamid ah; Sublime text ,Visual  Studio Code ,Webstorm Iwm. 


Bookho facebook page si aad u heshid xogdheeriya.

5 Comments

Curin astaan wanaagsan, falanqayn iyo isbeddelka Goolahan waa mid kuu furan welcom.

Goolhan wuxuu soo dhaweynayaa cid kaste oo kusoo biirineysa figrad iyo talo , waxaana nagala xariiri kartaa form-ka hoose mahadsanid

Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal soo dhawoow maxaa kaa caaiwinaa? ...
Laxariir mulkiilaha